Wasiir Beyle oo si adag uga hadlay lacagtii dhawaan lagu qabtay garoonka Aadan Cadde
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo Wareysi siiyay Idaacada VOA ayaa ka hadlay lacagtii Imaaraadka laga keenay ee dhawaan lagu qabtay garoonka Diyaaradaha...