Raisul Wasaarihii hore ee Itoobiya & afhayeenka ONLF oo Addis ababa ku kulmay (Daawo Sawirro)
Afhayeenka Ururka ONLF Caddaani Hirmooge ayaa Magaalada Addis ababa kula kulmay Ra’isal Wasaarihii hore ee dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn. Kulanka labada masuul oo ahaa mid...