Allbanaadir.com
NEWS

Dowlad dhibaato ku qabta korarka dadkeeda oo yaraaday iyo guryaha aan la degneen oo…

Dawladda Japan, ayaa dhibaato kala kulmaysa da’da kordhaysa ee dadkeeda, xaaladan oo ay ka dhalatay in tirada carruurta dhalanaya ay hoos u dhaceen si weyn tobankii sanno ee u dambeysay.

Japan ayaa sidoo kale koror uu ku yimid guryaha aan la deggayn oo kor u dhaafay sagaal milyan oo guri, sida ay shaaca ka qaaday wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Japan.

Dowladda Japan, waxay bilowday inay qaadato qaxootiga oo ay ku jiraan dad Soomaali ah , kuwaa oo laga qaaday dalal ku yaalla koonfurta Aasiya oo ay ku jirto dalka Malaysia si ay u degaan magaalooyin kuyaalla Japan.

Waxaa la sheegay in Japan ay bartilmaameed ka dhiganayso dadka da’yarta ah oo noqonaya muwaadiniin, balse waxaa la adkeeyay inay qoysaskooda soo qaadan karaan si la mid ah dalalka galbeedka, taa oo laga yaabo inay tahay siyaaadda Japan oo doonaysa in dadka ay keenayso ay gudaha ku dhalaan carruur qeyb ka ahaan leh isir-Jabaaneys!

Related posts

Dowlada Somalia oo faahfaahisay duqeyn lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

Caydiid Ali

Nabadoon caan ah oo saaka lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Caydiid Ali

Weerar qorsheysan oo lagu qaaday xarumo Al Shabaab ku lahaayeen Jacar iyo Garabla

Cabdi Cade
Taboola Ads ---