Jarmalka oo joojiyey dib u dhiska jidka Garowe & Gaalkacyo iyo sababta ka dambeya (Akhriso)
Dowladda Jarmalka ayaa joojisay mashruuc lagu dhisayey Wadada xiriirisa Magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo sababo la xiriira Musuq maasuq. War-Saxaafadeed ka soo baxay Safaarada Jarmalka ee...