Dowladda Jarmalka ayaa joojisay mashruuc lagu dhisayey Wadada xiriirisa Magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo sababo la xiriira Musuq maasuq.
War-Saxaafadeed ka soo baxay Safaarada Jarmalka ee Magaalada Nairobi ayaa lagu sheegay in mashruuca wadadaas lagu dhisayay ay u joojiyeen sababo la xiriira daahfurnaan la’aan ka timid dhinaca hay’adda waddooyinka Puntland oo mashruucan fulineysay.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka oo af Somali ku qoran:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com