Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Daawada lagu iibiyo waxa ay ku dileen Gudoomiye Laameed katirsan degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir...
Al Shabaab ayaa saakay weerar xoogan oo isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo,...
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun dil ah ku riday Sargaal katirsanaa ciidanka Nabad sugida Soomaaliya oo si bareer ah magaalada Muqdisho...
War kasoo baxay hay’ada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidankooda gacanta ku dhigeen sargaal horjooge u ahaa koox kamid ah...
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in caawa halkaasi uu ka dhacay qarax dhaliyay khasaaro isugu jira...