Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Dhaqtar ku xeel dheer Qaliinada lafaha iyo kabistooda oo imaanaya Isbitaalka Kalkaal

Kalkaal speciality hospital oo kamid ah xarumaha Caafimaad ee kuyaala Muqdisho ,waxa uu bulshada Soomaaliyeed ogeysiinayaa in Isbitaalka uu iman doono dhaqtar u dhashay dalka Hindiya kaa oo fulin doono adeegyo caafimaad oo dalka dibadiisa loo aadi jiray.

Isbitaalka Kalkaal oo looga bartay in dalka keeno dhaqaatiir xirfad sare ah ayaa markan bulshada Soomaaliyeed dalka u keenaya Dhaqtar Hindi ah oo ku taqasusay cudurada lafaha gaar ahaan qaliimada lagu sameeyo lafaha iyo kabistoosa.

Dhaqtarka Imaanaya Kalkaal ayaa ku xeel dheer

  1. BEDELKA JILBAHA(KNEE REPLACEMENT
  2. BEDELISTA SINAHA (HIP REPLACEMENT
  3. TOOSINTA LAFAHA QALOOCDAY
  4. KABISTA LAFAHA  JAJABAY
  5. QALIINKA ISBOORTIGA OO LOO ADEEGSANAYO QALAB CASRI AH
  6. DAWEYNTA DHABAR XANUUNKA
  7. DAWEYNTA ROOMATIISIMKA
  8. DAWAYNTA MURQAHA
  9. -QALIINKA SEEDAHA OO LOO ADEEGSANAYO QALAB LEESAR AH

Isbitaalka Kalkaal ayaa ka bilaabay isdiiwaan galinta qaliinada iyo daaweynta cudurada ku dhaca lafaha , waxa uuna dhaqtarka si toos ah qaliinada iyo daaweynta uga bilaabi doonaa Isbitaalka Kalkaal 27-ka bishan janaayo waxa uuna ku egyahay 2-bisha Febraayo.

Isbitaalka Kalkaal ayaa kuyaala inta u Dhaxeysa Isgoosyada Digfeer iyo Banaadir.

 

Wixii faah faahin ah dheeri ah kala xiriir

0617633661/0617633662/ama Numberka gaaban 4040

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

(Akhriso) Jubbaland oo eedeysay DF, soona dhoweysay hadalka QM & Maraykanka

Caydiid Ali

Dowlada oo wada Qorshe ay Sadex Musharax uga reebeyso Doorashada Koonfur Galbeed (Akhriso Magacyada)

Cabdi Cade

Maxay xubnaha Beesha caalamka kala hadleen Madaxweyne Cali Guudlaawe? (Sawirro)

Caydiid Ali