Xiddigii hore ee xulka qaranka England iyo kooxda Manchester United ee Wayne Rooney ayaa lagu xiray xabsi kuyaala dalka Mareykanka , kadib markii uu rabsho...
Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa saakay xoog ku joojiyay siminaar Hotelka Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho uga socday dhalinyaro kusoo xubno ka ah xisbiga Mucaaradka...
Madaxwaynaha Masar Cabdulfatax Al-Sisi ayaa xarigga ka jaray kaniisada ugu wayn ee laga dhiso bariga dhexe oo laga dhisay magaalada Qaahira. Sisi oo isku tilmaama...
Waxaa dhicisoobay afgembigii saaka ka dhacay dalka Gabon ee la sheegay in xilka looga tuuray madaxweynihii dalkaasi Cali Bongo sida ay sheegayaan wararka ka imanaya...
Baarlamanka Puntland ayaa maanta bilaabaya dhageysiga khudbadaha musharixiinta u tartamaysa xilka Madaxweynaha iyo ku-xigeenada, kuwaasoo soo bandhigaya waxqabadkooda u qorsheysan haddii ay doorashada ku soo...
Hay’adda Q/Midoobay u qaabilsan Miinooyinka ee United Nations Mine Action Service – (UNMAS) ayaa warbixin kasoo saartay weerarkii hoobiyeyaasha ee 1-da Janaayo ee sanadkan 2019...