Puntland oo shaacisay in wax taageero dhaqaale ah aysan ka helin beesha Caalamka
Maamulka  Puntland, ayaa shaacisay in aysan beesha caalamka wax taageero maaliyadeed ah uga helin dagaalka ka dhanka ah argagixisada Daacish, ee tan iyo bilowgii sannadkan...