Laftagareen oo markii ugu horeysay ka hadlay xariga Roobow & rabshidihii Baydhabo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa markii ugu horeysay ka hadlay rabshadihii ka dhacay Baydhabo iyo xariga Mukhtaar Roobow....