Duqa Muqdisho oo soo dhaweeyay Danjire Maxamed Ibraahim (Daawo Sawirada)
Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eg.Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee dalka Masar ay u soo wakiishadeen Soomaaliya...