Shirkada Diyaaradaha Caalamiga ee Qatar Airways ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan bilaabeyso duulimaad toos ah ay ku imaaneyso garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada...
Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay shirweynaha haweenka ee ka furan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xabsiga dhexe ee Xamar uu ku xeran yahay nin...
Kooxda Villa somalia ee Taladii dalka iyo masiirka shacabka soomaaliyeed ayaa markii ugu horreeysay ka hadashay muranka badda ee kala dhaxeeya dowladda Kenya, waxa ay...
Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Kuwait ayaa waxaa waraaqihiisa aqoonsiga ka guddoomay Amiirka dalka Kuwait Shiikh Sabah al Axmad Al-Sabah. Safiirka cusub...
Cabdinuur Maxamed Axmed oo ah agaasimaha warfaafinta Villa Somalia ayaa maanta soo dhigay qodobbo u sheegay in looga hadlay kulanka madaxweyneyaasha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo...
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in loo xaqiijiyey in madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya ay ka wadahadleen arrimaha...