Maamulka gobolka Banaadir aya War ka soo saaray Dab caawa qabsaday dhisme ku yaalla Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare maaliyadeed.
Dhismahan ganacsi ee Dabku ka kacay ayaa ku yaalla qeybta Dawooyinka ee Suuqa Bakaaraha, waxaana dabka uu ka dhashay fiilo koronto isagoo basbeeliyey illaa lix dukaan sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah.
HOOS KA AKHRIISO WAR SAXAAFADEED