Friday, August 19, 2022

Maxay tahay qeyla-dhaanta ka soo yeertay Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya.?

Howl-wadeen ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa saxaafadda u soo dusiyay cabasho ka dhan ah Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya...

Shir Xasaasi ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)

  Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta guddoomiyay shir ay kasoo qayb galeen safiirrada wadamada amniga ka taageeraa Soomaaliya iyo wakiillada beesha caalamka,...

Meydka Marxuumad Xildhibaan Aamino oo lagu aasay Muqdisho (Daawo Sawirro)

Allaha u naxariistee, waxaa maanta qabuuro ku yaalla Isbitaalka Ciidanka Xoogga dalka ee magaalada Muqdisho lagu aasay Meydka Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo ka...

Axmed Madoobe & golihiisa Wasiirada oo shir xasaasi ah ku yeeshay Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horayn Waxaa golahu...

(Sawirro) Rooble oo labo qodob kala hadlay Guddiga Doorashada Heer Federaal

Ra’iisul Wasaaraha Somalia mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT iyo Xoghayeyaasha guud ee Golaha Shacabka iyo...

Khayre: “Wada shaqeynta aniga & Madaxweynaha ayaa sababtay in..(Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray shirka madasha iskaashiga Soomaaliya oo ay goob joog ka ahaayeen wakiillada beesha caalamka,...

Qarax weyn oo lala beegsaday Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowlada Somalia

Qarax ayaa caawa fiidnimadii la soo sheegayaa inuu ka dhacay saacado ka hor wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye kaasoo lala beegsaday ciidamada Booliska...

Raisul Wasaaraha Soomaaliya & wafdi uu horkacayo oo caawa ka ambabaxay dalka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa safar shaqo ugu baxay magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo uu uga qayb gelayo...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir