Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DF oo ka digtay dhul boob ka socda xarun dan Guud (Akhriso)

𝗫𝗮𝗳𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗚𝗮𝗿𝘆𝗮𝗾𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗚𝘂𝘂𝗱 𝗲𝗲 𝗗𝗮𝘄𝗹𝗮𝗱𝗱𝗮 oo masuul ka ah Difaaca Hantida Dawladda iyo daryeelka dhammaan danta caamka ah, ayaa waxaa uu digniin kasoo saaray xog xaqiijineysa in boob lagu hayo dhulalka Danta-guud ee  𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗨𝗺𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱  ku leedahay Degmada Hodon, gaar ahaan Dhulka Xaruntii Jiifka Ardayda, Xaruntii Kulliyadda Siyaasadda iyo Saxaafadda iyo Xaruntii Kulliyadda Caafimaadka ee kasoo horjeeda Cisbitaalka Erdogen- Ex-digfeer, oo dhamaantood dad shacab ahi isku dayayaan in ay ku milkiyaan sifo sharci darro ah

Hoos ka akhriso qoraalka oo dhameystiran

Related posts

Deni oo ku dhawaaqay go’aan culus oo ka dhan ah Shirkada DP World (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Qaar kamid ah Wasiiradda xukuumadda cusub oo maanta xilka la wareegay (Sawirro)

Cabdi Cade

(Sawirro) Cumar Filish oo soo saaray amar ku socda shacabka Gobolka Banaadir

Caydiid Ali
Taboola Ads ---