Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Shaqaalaha & Saraakiisha ciidanka Puntland oo loo digay

Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC oo shaqaalaha dowladda, saraakiisha iyo ciidanka uga digay in ay qayb ka noqdaan garabyo siyaasadeed.

“Guddiga Doorashooyinka Puntland iyagoo tixraacaya, Dastuurka Dawladda Puntland, Xeerka shaqaalaha Rayidka ah iyo Xeerka Doorashooyinka Golayaasha deegaannada Dawladda Puntland, wuxuu ku wargelinayaa shaqaalaha Dawladda, Saraakiisha iyo Ciidanka Dawladda in ay reebbantahay qayb ka noqoshada garabyo siyaasadeed” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay guddiga doorashooyinka oo u qornaa sidatan hoose.

Related posts

Garawe oo si weyn looga xusay munaasabadda kowda Luulyo (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Dowladda Turkiga oo war hor leh kasoo saartay Kiiska dilka wiilka madaxweynaha Soomaaliya

Cabdi Cade

Booliska Muqdisho oo caawa toogtay nin hubeysan oo dili rabay askari

Caydiid Ali