Saturday, April 20, 2024

Trump oo lagula taliyay in uu qaato Telefoon Shiinees ah iskana bedelo Iphone-ka !! 

Dowlada Shiinaha ayaa si jees jees ku jiro uga jawaab eed uga timid Warbaahinta dalka Mareykanka oo ku eedeeyay dowladaha Shiinaha iyo Ruushka in...

Fanaanad caan ah oo qaadatay Diinta Islaamka (Daawo Sawirada)

Fanaanad caan ah oo u dhalatay Dalka Ireland ayaa qaadatay diinta Islaamka, waxa ayna fanaanadan badashay magaceedii hore iyadoona hada la baxday magac cusub...

Madaxweyne Erdogan oo ka dalbaday Sacuudiga in ay shaaca ka qaadaan halka …

Madaxwenaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo maanta la hadlay xubno katirsan xisbigiisa ayaa mar kale si kulul uga hadlay dilkii argagaxa lahaa ee...

Wiil uu dhalay Wariye Jamal Khashoggi oo Mareykanka gaaray

Salaax Jamal Khashoggi oo ah wiilka ugu weyn caruurta Wariyaha lagu dhax dilay Qunsuliyada Sacuudiga ee magaalada Istanbuul ayaa ka dagay dalka Mareykanka kadib ...

Dhaxal sugaha Sacuudiga oo si lama filaan ah u amaanay dowlada Qatar

Dhaxal-sugaha boqortooyada Sacuudiga Mohamed Bin Salman ayaa amaan si lama filaan ah u amaanay dhaqaalaha dalka Qatar oo uu xiriirka u jaray. Mohamed Bin Salman...

Sacuudiga oo war kale oo yaab leh ka soo saaray dilka saxafiga Jamal Kashoqgi

Dowlada Sacuudiga ayaa markii saddexaad bedeshay warka ku sabsanaa qaabka loo dilay saxafiga Kamal Kashoqgi oo 2-dii bishan lagu dhex dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ee...

Akhriso: Toban qodob oo ay ku fashilmeen Madaxda dowlad goboleedyada

Madaxweyne Gaas ayaa laba bill kadib ku guulaystay inuu 3 Madaxweyne Gobaleed ku shiriyo Garoowe, markii uu 2 jeer dib uga dhacay, uuna lumiyey...

Itoobiya oo markii ugu horeysay taariikhda Madaxweyne u dooratay Haweeney

Baarlamanka Dalka Itoobiya ayaa saaka u doortay Madaxweyne Haweeneey lagu Magacaabo Sahle-Work Zewde, markii uu is-casilay hoggaamiyihii hore, Mulatu Teshome sida ay sheegtay Warbaahinta...

Bambooyin loo kala diray madaxdii hore ee Maraykanka & xubno xisbiga dimoqraadiga ka tirsan

Booliska Maraykanka ayaa gacanta ku dhigay lix bam oo boostada loo dhigay qaar kamid ah Madaxda xisbiga Dimoqraadiga iyo Telefishinka CNN. lama oga cida soo...

Dalkii todobaad ee ka tirsan Afrika oo hawada u diraya dayax gacmeed

Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay iney sanadka soo socda ee 2019-ka ay markii ugu horreysay hawada sare ay u direyso dayax-gacmeed ay leedahay. Xafiiska isgaarsiinta ee...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs