Saturday, November 27, 2021

Dowlada Canada oo baaq deg deg ah u dirtay Muwaadiniinteeda ku sugan dalka Itoobiya

Dalka Itoobiya waxaa ka socda dagaalo xoogan oo u dhaxeeya ciidamada federaalka iyo maleeshiyaad aad u hubeesan oo taabacsan Jabhada TPLF ee ku xoogan...

Abiy Axmed oo Shaaciyay sida kaliya Itoobiya uga bixi karto Khatarta hada ka jirta...

Dalka Itoobiya ayaa xiligan waxaa ka socda dagaalo sukeeye oo sababay dhimashada kumanaan qof iyo barakaca dad kale oo tiro badan, waxaana dagaalka Itoobiya...

Lacag ku daadatay Wado Mashquul badan iyo Jahwareer ka dhashay aruussiga lacagtaasi

Lacag ka daadatay baabuur marayay mid kamid ah waddooyinka Mareykanka ayaa waxaa ka dhashay jahwareer iyo saxmad dhanka waddooyinka ah kadib markii dadweyne ay...

Maxkamad ku taalla Maraykanka oo riday xukun yaab leh & Biden oo ka carooday...

Madaxwaynaha Maraykanka Biden ayaa si wayn uga carooday xukun ay riday mid ka mid ah maxkamadaha Maraykanka. Wiil dilay laba qof sanad ka hor, isla...

Madaxweyne Caan ah oo Imaaraadka ku qal qaalinaya in ay iibsadaan koox Wiilkiisa taageero

Dalka Imaaraadka Carabta ayaa doonaya in ay kordhiyaan maalgashiga ay ku sameenayaan kooxaha kubada cagta ee caalamka ka dhisan, waxa ayna hada qorsheenayaan in...

UK oo dalkeeda ka Mamnuucday Urur Islaami ah Fariina u dirtay taageerayaasha Ururkaasi

Xoghayaha arrimaha gudaha Britain, Priti Patel, ayaa Jimcihii sheegtay inay mamnuucday kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas, tallaabadaas oo ka dhigtay mawqifka UK ee ku aadaan...

Kamala Harris oo mudo 85 Daqiiqo ah Madaxweyne ka aheyd dalka Mareykanka !!

Kamala Harris oo ah Madaxweyne kuxigeenka dalka Mareykanka ayaa noqotay haweeneydii ugu horeesay oo mudo daqiiqado kooban ah Madaxweyne ka noqota dalka Mareykanka gacantana...

Isbaacsiga Reer Galbeedka iyo Shiinaha oo Xasillooni Darro Ka Abuuraya Geeska Afrika !

Tartanka quwadaha waaweyn ay ugu jiraan hanashada kheyraadka dabiiciga ee ceegaaga Afrika, ayaa saldhig u ah khilaafka iyo colaadda aan dhammaadka la’heyn, taasoo galaafatay...

Maxay tahay halista ka soo fool leh Iran ee ay ka digayaan dalalka Khaliijka...

Mareykanka iyo dalalka ay xulufada yihiin ee Khaliijka ayaa ku eedeeyey Iran inay xasarad Nukliyeer iyo xasillooni darro Bariga Dhexe uga abuureyso gantaalladeeda ballistic-ga...

Madaxweyne Daniel Ortega iyo Masuuliyiin kale oo laga mamnuucay dalka Mareykanka

Dowlada Mareykanka ayaa dalkeeda in ay yimaadaan ka mamnuucday Madaxweynaha markii afaraad dib loo doortay ee dalka Nicaragua ,Daniel Ortega iyo masuuliyiin sar sare...

News in English

Somalia’s sham election may trigger post-election violence

The intermittent and amorphous election in Somalia dumfounds everyone, at least the public, the rank-and-file politicians and the international community as well. The mandate...

Xulka Allbanaadir