Sunday, May 19, 2024

Xildhibaano Carbeed oo Mucaarad iyo Muxaafid isku feeray (Daawo Sawirro)

Dagaal gacan ka hadal ah ayaa waxa uu dhax maray Xildhibaano katirsan Baarlamaanka dalka Kuwait, Xildhibaanadan gacmaha iskula tagay ayaana kala ahaa kuwa muxaafid...

Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka oo qarka u saaran inuu labo garab u kala jabo

Saraakiil horey xilal u soo qabtay oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga, kuwaasoo u arka xisbiga inuusan dooneyn inuu ka horyimaado Donald Trump iyo isku...

Gabar uu dhalay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya oo xabsiga la dhigay

Gabar uu dhalay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya, Meles Zenawi, ayaa xabsiga la dhigay, sida ay shaacisay hooyadeed oo saxaafada la hadashay Semahal Meles waxaa...

Abiy Ahmed oo go’aan adag ka qaatay dirirta ka dhex aloosan Soomaalida iyo Oromada

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, ayaa ku hanjabay inuu gacan bir ah ku qaban doono xaaladaha amni darro ee ka taagan qaybo ka mid...

Mustafe Cagjar oo u hanjabay shaqsiyaad Soomaali ah oo u gacan haatinaya TPLF

Madaxweynaha dowlada degaanka Soomaalida  Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa sheegay ineysan u dulqaadan dad uu sheegay iney hoosta kala jiraan, una gacan haatinayaan Jabhada...

Xildhibaan laga guuleystay oo burburiyey Ceelal uu olole doorasho ku galay (Sawirro)

Patrick Okumu ii ah Nin horay uga tirsanaa xildhibaannada Dowladda Hoose ee degaanka Nebbi oo ka tirsan dalka Ugandha ayaa burburiyay ceelal uu degaankaasi...

Boqolaal qof oo ku dhintay daadad ku dhuftay gobolka KwaZulu-Natal (Sawirro)

In ka badan 250 qof aya dhintay markii daadad khasaare geystay ay ku soo rogmadeen gobolka KwaZulu-Natal ee dalka Koonfur Afrika Saraakiisha deegaanka ayaa ku...

Shiinaha oo lix cisho kaliya ku dhisay Isbitaal weyn oo qaadi kara kun bukaan...

Dowlada Shiinaha ayaa maanta xariga ka jareysa isbitaalkii ugu horeeyay ee loogu talagalay in lagu daweeyo dadka uu haleelay Viruska dilaaga ah ee Corona...

Xaaska Madaxweynihii Haiti oo ka Sheekeesay sida uu u dhacay Dilka Seygeeda

Koox calooshood u shaqeestayaal u badnaa askar hore oo katirsanaa ciidanka Colmbia ayaa 7-dii bishan July gurigiisa ku dhax dilay Madaxweynihii dalka Haiti Jovenel...

Itoobiya oo markii ugu horeysay taariikhda Madaxweyne u dooratay Haweeney

Baarlamanka Dalka Itoobiya ayaa saaka u doortay Madaxweyne Haweeneey lagu Magacaabo Sahle-Work Zewde, markii uu is-casilay hoggaamiyihii hore, Mulatu Teshome sida ay sheegtay Warbaahinta...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs