Saturday, May 4, 2024

Hal Wadan oo shalay kaliya dad ku dhaw 2-kun qof ugu geeriyoodeen Caronavirus

Waxaa sii kordhaya maalinbo maalinta ka dambeesa dadka u dhimanaya iyo kuwa uu ku dhacayo cudurka dunida kusii faafaya ee Caronavirus, waxaana cudurkan uu...

Hoos u dhac taariikhi ah oo ku yimid qiimaha shidaalka qeyriin ee Mareykanka

Ka dib saameynta ay keentay dhaqaale xumida iyo cudurka Covid-19, qiimaha Saliida uu Mareykanku soo saaro ee Gobolka Texas ayaa saacadihii ugu danbeeyay hoos...

Dagaal beeleed sababay dhimashada boqolaal qof iyo tuulooyin la gubay

Mas'uuliyiinta dalka South Sudan waxay sheegeen in ugu yaraan 300 qof ay dhinteen halka tiro kale ay dhaawacmeen markii dagaal beeleedyo ay ka dhaceen...

Gabadhii ugu horreeysay Soomaali ah, oo qareen ka noqotay dalka Nederlands

Safiya Roble-van Deursen  waa gabadhii ugu horreeysay  ee Soomaali ah, oo qareen ka noqota waddanka Nederlands.  Waraysi koobban oo ay saxaafadda siisay Safiya waxay kaga hadashay...

Masaajid dumintiisa uu dhiig badan ku daatay oo lagu bedelay Macbad (Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa sheegay in macbadka Hinduga ee laga furay magaalada Ayodhya uu yahay astaan casri ah oo ka turjumeyso dhaqanka...

Ninkii sameeyay Gantaalada Guuxooda ka dheereeya oo abaal marin qaali ah la siiyay !!

Dowlada Ruushka ayaa sameesatay gantaalada casriga ee guuxooda ka dheereeya ee loo yaqaano hypersonic, waxa ayna gantaaladan sare u qaadeen awooda ay leeyihiin ciidamada Milatariga...

Abwaan iyo Qoraa isaga oo xabsi ku jira ku guuleestay Abaal marin muhiim ah...

Amanuel Asrat oo ahaa Abwaan iyo qoraa u dhashay dalka Eritrea ayaa ku guuleestay abaalmarinta sanadkan 2020 uu bixiyay Ururka xorriyatul-qowlka ee English PEN ee ka...

Kumanaan Qaxooti ka cararaya dirirta ka socota Itoobya oo ku qulqulaya..

Dad ka badan 14,500 oo qof oo Ethiopian ah oo ka cararay dirirta ka socota gobolka Tigray ayaa u qaxay dalka Sudan, waxayna hay’ada...

Dalkii ugu horeeyey dunida oo ansixiyey tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19

Dalka Britain ayaa noqday dalkii ugu horreeyay ee dunida ee ansixiyo in la adeegsan karo tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19 oo ay soo saareen...

Xildhibaan Xaaskiisa ugu Hanjabay in uu Furayo Kadib markii ay ku biirtay Xisbi kale...

Warbaahinta dalka Hindiya ayaa si weyn u hadal heysa Lamaane siyaasiyiin ah oo u dhashay dalkaasi oo qarka u saaran in ay kala tagaan,...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs