Saturday, May 18, 2024

Shaqaalaha Shirkadda Twitterka oo Walaac lasoo darsay iyo Elon Musk oo Sabab u ah

Shirkadda Twitterka ayaa si ku meel gaadh ah u xidhay xafiisyadeeda maalintii Jimcihii, iyada oo shaqaalaha loo sheegay inay heli doonaan fariin email ah...

Askarta Israel oo toogasho ku dilay Falastiiniyad 16 jir aheyd (Daawo Sawirro)

Ciidamada Yuhuuda ayaa saaka toogasho ku dilay Gabar reer Falastiin ah oo la oran jirey Samah Sahir Mubarak. Askarta Israel ayaa la sheegay inay gabadhaasi...

Hotelkii ay Doha ka degnaayeen Ciyaartoyda xulka Ghana oo laga saaray Iyo Sababta keentay

Dalka Qatar waxaa si xamaasad leh uga socda koobka kubadda cagta adduunka , waxaana dalkaasi ku sugan dad aad u badan oo u tagay...

Dad badan oo ku dhamaaday musiibo ka dhacday dalka India (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan 17 ruux ayaa ku dhimatay dab maanta ka kacay hotel ku yaalla dalka India, iyadoo qaar kale ay ku dhaawacmeen. Dabka ayaa ka...

Madaxweyne Ruto oo shaqada ka joojiyay xubno shaki galiyay Doorashadii uu ku guuleestay

Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa shaqada ka joojiyay afar xubnood oo kamid ah guddiga doorashada, oo diiday inay ansixiyaan natiijadii doorashadii madaxtinimo ee u...

Doorashadii Madaxweynaha dalka Nageria oo lagu kala baxay

Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa mar kale ku guuleystay doorashadi Sabtidi ka dhacday dalkaasi, waxa uuna Madaxweynaha helay codadka ugu badan ee dadka...

(Sawirro) Museveni oo dhaleeceyn kala kulmay sawir uu bartiisa Twitterka soo dhigay

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, ayaa dhaleecayn dhanka la kulmay ka dib markii uu boggiisa rasmiga ah ee Twitter soo dhigay sawir marin habaabin ah...

Aabe Gabadhiisa ku biirtay Daacish oo Codsi Qiiro leh u diray Dowlada Britain (Sawirro)

Aabaha dhalay Shamima Begum oo ku biirtay Kooxda Daacish iyada oo 15-sano jir ah sanadkii 2015-kii, ayaa ka codsaday dowlada Britain in gabadhiisa loo ogolaado...

Wiil uu dhalay boqorka UK oo shaaciyay in dad badan uu laayay iyo hadal...

Mid kamid ah wiilashada uu dhalay Boqorka dalka Uk ayaa shaaciyay in dad badan ku laayay dalka Afganistan, xilligii uu kamid ahaa ciidamada Britain...

Weerar Khasaaro geestay oo ka dhacay magaalo kutaala dalka Holland (Daawo Sawirada)

Nin hubeesan ayaa rasaas ku furay bas nuuca korontada ku shaqeeya oo marayay magaalada Utrecht oo kutaala bartamaha dalka Holland, waxaana weerarkan ka dhashay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs