Tuesday, July 5, 2022

Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu soo gabo gabeeyay Garawe (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw magaalada Garawe lagu soo gabo gabeeyay Shirka Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya, waxaana shirkan Gudoominayay Ra'isul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Shirka Golaha Wasiirada waxaa...

Maxaa kusoo kordhay Shirkii Golaha Wasiirada ee la qorsheeyay in Garawe lagu qabto ?

Magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland waxaa ku sugan Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaalia Xasan Cali Kheyre , kuxigeenkiisa iyo inta badan golaha Wasiirada Soomaaliya. Shirka...

Khilaaf Siyaasadeed oo ka taagan Garawe iyo Munaasabadii 1-da Agoosto oo baaqatay

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in caawa baaqatay xaflad lagu xusi lahaa  1-da Agoosto oo ku beegan markii...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la hadlay ardayda Jaamacadda PSU (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo magaalada Garowe uga qayb galay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay arday ka qalin-jebisay kulyadaha kala...

Khayre oo Qardho kula kulmay Beeldaaje Max’ed & Boqor Burhaan (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Qardho ee maamulka Punitland, ayaa la kulmay...

RW Khayre oo si aan caadi laheyn loogu soo dhoweeyey Qardho (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qardho ee gobolka Karkaar. Kheyre ayaa safarkiisa ku wehliyay,...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo ka hadlay Colaadda Tukaraq (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan magaalada Garowe ee xarunta dawlad gobaleedka Puntland ayaa hoolka Jaamacadda Bariga Afrika...

R/Wasaare Kheyre oo booqday Xarumo Garawe kuyaala (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo magaalada Garowe ku tegay socdaal shaqo oo maalma ku joogi doono deegaannada ay ka...

Daawo Sawirada “Sidee loo soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo maanta...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta gaaray Magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa si her...

News in English

Somalia faces climate emergency and famine as fourth rainy season fails

An unprecedented fourth failed rainy season with catastrophic hunger, disease and displacement has forced Somalia into a climate crisis, the Norwegian Refugee Council’s Secretary...

Xulka Allbanaadir