Tirinta Codadka Wareega 1-aad oo soo dhamaatay (Akhriso Sida Codadka loo kala helay)

Waxaa goordhaw soo dhamaatay tirinta codadka wareega koobaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland, waxaana wareega koobaad codadka ugu badan helay Musharax Siciid Cabdulaahi Dani .

Wareega koobaad ee doorashada waxaa hogaaminaya Musharaxa  Saciid Cabdulaahi Dani oo helay 20-cod, waxaana kusoo xiga Jeneraal Asad Cismaan oo helay 17 cod halka Musharaxa sadexaad ee codadka badan helay uu yahay Faarax Cali Shire oo helay 9-cod.

Madaxweynaha Waqtigiisu dhamaaday Cabdiweli Gaas ayaa ku haray wareega koobaad waxa uuna helay 8-cod kaliya, waxaana wareega sadexaad u gudbaya sadexda musharax ee ugu codadka badan.

Halkan ka Akhriso sida Musharaxiinta Wareega koobaad u kala heleen Codadka

 

1-: Siciid Cabdulaahi Deni 20-cod

2-Asad Cismaan Cabdulaahi. 17-cod

3-Faarax Cali Shirre 9-cod

4: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. 8-cod

5-Maxamuud Khaliif Jabiye 7-cod

6-Cali Ciise Cabdi  1-cod

7: Maxamud Axmed Gar libaax 0-cod

8: Cali Cabdi Awaare 0-cod

9: Khaliif Ciise Mudan 0-cod

10: Daahir Mire jibriil 0-cod

11: Maxamad Cabdullahi Xuseen (Shortaaye) 1 cod

12: Aadan Maxamed Ciise Gaadaalle 0-cod

13: Maxamed Cali Cismaan 0-cod

14: Cabdisamad Gallan 0-cod

15: Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) 0-cod

16: Cali Xaaji Warsame. 1-cod

17: Maxamed Axmed Shaale 0-cod

18: Maxamed Xirsi moorgan 1-cod

19: Cabdi Faarax Siciid juxa 0-cod

20: Maxamuud Xasan Khaliif 0-cod

21-Cabdiqaadir yaasiin cabdi-cod

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -