Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Toos u Daawo Doorashada Madaxweynaha Puntland ee ka socota magaalada Garawe

Magaalada Garawe ee Caasimada maamulka Puntland waxaa hada ka socota Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka uu yeelanayo maamulka Puntland ay ku tartamayaan 32-Musharax.

Doorashada ayaa saakay ah mid xamaasad gaar ah leh, waxaana Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland dooran doona 66-Xildhibaan ee Golaga Wakiilada Puntlabd

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Cabdi Xaashi oo saddex arrin ku amaanay shacabka Somaliland

Caydiid Ali

Bashaar Al Assad oo khiyaanay lataliyaashii Amniga iyo Sirdoonka

Cabdi Cade

Madaxweyne Ibrahim Boubacar oo is casilay kadib markii ay xireen Ciidamo milatari ah

Cabdi Cade
Taboola Ads ---