Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddiga diyaarinta wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta dalka
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid guddiga diyaarinta wada xaajoodka...
Ciidamada PSF oo lagu arkay Deegaanno katirsan Galmudug iyo Ujeedkooda oo la ogaaday
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowlad goboleedka Puntland iyo hubkooda ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu arkay degmada Hobyo iyo deegaanno kale oo...
Madaxweyne Deni oo Shaaciyay Qorshayaal dowladda Federaalka damacsaneed uu kahor yimid
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo ka hadlayay waxqabadka maamulkiisa afartii sanno ee lasoo dhaafay ayaa shaaciyay sababihii uu u diiday labo qodob oo kamid...
Madaxweyne Deni oo Xarigga ka jaray Waddada 30-ka oo Dib u dhis Qurxoon lagu...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo axad ah xarigga ka jaray waddada 30-ka ee magaalada Garoowe, taasi oo dib...
Qaraxyo caawa ka dhacay bartamaha Boosaaso & Booliska Puntland oo ka hadlay
Labo qarax oo la sheegay in loo adeegsaday bam gacmeedyo ayaa caawa ka dhacay nawaaxiga Garoonka ciyaaraha magaalada Boosaaso.
Sidoo kale goobta bamka lagu tuuray...
Siyaasiyiin Caan ah oo sameestay Madal cusub soona saaray Bayaan wadajir ah
Siyaasiyiin caan ah oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Puntland ayaa sameestay madal cusub oo ay ku mideesan yihiin, si ay meesha uga saaraan doorashada...
Deni: “Looma dulqaadan karo dhibaatada Somaliland ka wado Laascaanood” (Shir-Jaraaid)
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrinta Laas-Caanood oo ah magaalo...
Madaxweyne Deni iyo Axmed Karaash oo isku khilaafay xaalada Laascaanood iyo Abaabul socda
Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in khilaaf ku aadan sida loo wajahayo xaalada magaalada Laascaanood uu soo kala...
Gaadiid Dagaal iyo ciidamo badan oo ka baxay Garawe oo u dhaqaaqay Laascaanood
Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in caawa magaaladaasi laga diray ciidamo badan oo katirsan PSF-ta Puntland iyo...
Deni oo diiday in uu saxiixo labo kamid ah Qodobadii kasoo baxay Shirkii Golaha...
Waxaa xalay xarunta madaxtooyada Soomaaliya lagu soo gabagabeeyay shirkii golaha wadatashiga Qaranka Soomaaliya u socday, waxaana shirka laga soo saaray ilaa shan qodob oo...