Madaxweyne Deni oo labo arrin oo Muhiim ah kala hadlay Larry André Jr
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta xarunta Xalane kulan gaar ah kula qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka...