Friday, August 19, 2022

Dadkii laga soo tarxiilay magaalada Laascaanood oo Diyaarado lagu soo qaadayo

Waxaa socda dadaalo lagu doonayo in deegaanadooda dib loogu soo celiyo dadka kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ee dhawaan laga soo tarxiilay magaalada...

Dib u Sixid iyo Dib u dhiska Beesha Cumar Maxamuud (in la baabi’iyo magaca...

Hordhac:-Qaab nololeedka aadanuhu waa tillaabooyin iyo dhacdooyin isdabajoog ah ilaa Aadam iyo Xaawo. Qoraalkani waxa uu si kooban ama dulmar ah u tilmaamayaa dhaqanka iyo...

Agaasimaha Guud ee Nabad Sugida iyo Sirdoonka Puntland oo la magacaabay

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Puntlnad Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu magacaabay Agaasimaha cusub Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka maamulka Puntland. Agaasimaha guud ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland...

Madaxweyne Deni oo kulan is barasho ah la yeeshay Magatte Guisse (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Wakiilka cusub ee Hay’adda Qaxootiga Adduunka UNHCR usoo magacowday Soomaaliya Magatte Guisse iyo...

Madaxweyne Deni oo Magacaabay Guddoomiye iyo Ku-xigeen cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 17 ku magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Godobjiraan. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay:  Dastuurka  Dowladda...

Meydka qof ajnabi ah oo laga helay xeebta degaan ka tirsan Puntland

Meydka qof la sheegay inuu yahay Ajnabi ayaa ku soo caariyey xeebta Magaalada Eyl oo ka tirsan gobolka Nugaal ee Maamul goboleedka Puntland. Maydka qofka...

Madaxweyne Deni: “Waxaan tuhun ka qabnaa in Al-Shabaab la adeegsado”

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Al-shabaab ay adeegsanayaan gacmo kale oo doonaya inay burburiyaan hanaanka dowladnimadda Puntland. Deni ayaa xusay in saddex...

Madaxweyne Deni: “Haween Bastoolado dad ku handadaya ayaa lagu arkay Boosaaso”

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay inay jiraan dumar badan oo ka tirsan kooxaha loogu yeero argagixisada. Madaxweyne Deni ayaa hadalkan ka sheegay munaasabada...

Markabkii ugu horeeyay oo saakay kusoo xirtay Dekadda Garacad (Daawo Sawirada)

Markab ganacsi oo waday alaab kala duwan iyo gaadiid ayaa saakay markii ugu horeesay kusoo xirtay dekadda Garacad ee Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland,...

Musharaxa ugu Saameynta badan Doorashada Puntland oo Garawe gaaray (Daawo Sawirada)

Siciid Cabdullaahi Deni oo ah Musharaxa ugu saameynnta badan ee u taagan xilka Madaxweyne-nimada Puntland ayaa soo gaaray magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, iyada...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir