Friday, May 17, 2024

Booliska Somaliland oo caawa toogasho ku dilay Wiil soo xirtay calanka Somalia

Ciidanka Booliska Somailand ee ilaalada ka ah Jaamacada Camuud ee Magaalada Boorame ayaa caawa toogasho ku dilay wiil ka mid ahaa ardayda wax ka...

DF oo Somaliland u dirtay lacagtii loo fasaxay iyo deeqdii gurmadka dabkii Hargeysa

Dowlada Somalia ayaa shaacisay iney Somaliland ku wareejisay deeqdii ay ugu talo gashay gurmadka dabkii Suuqa Hargeysa iyo lacagihii loo fasaxay. Agaasimaha Fulinta Bankiga Dhexe...

Somaliland oo ku fashilantay in ay Ruushka ku wareejiso magaalada Saylac!

Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland ayaa la sheegay in bilihii lasoo dhaafay dadaal weyn ugu jiray inuu xarun ama Saldhig Militari kasiiyo Dowlada Ruushka...

Wafdigii Mareykanka oo qodobo xasaasi ah kala hadlay Madaxda Somaliland

Qoraal lagu baahiyey bogga rasmiga ah ee safaaradda Maraykanka ee Somalia ay ku leedahay Facebook ayaa lagu sheegay in masuuliyiinta Maraykanka ee booqday Somaliland...

Mucaaradka Somaliland oo ka hadlay geeridii ku timid Marxuum Eng. Yariisow

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadani C/raxmaan Cirro ayaa ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid guddoomiyihii gobolka Benadir iyo duqii Muqdisho Eng. Cabdiraxman Cumar Cisman...

Muuse Biixi oo Xilka ka qaaday shan ka tirsan Golaha wasiirada Somaliland (Akhriso)

WAREEGTO Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadahoodu yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-387/122019 iyo JSL/XM/WM/222-387/122019 uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey...

Xukuumadda Somaliland oo Qodobo kasoo saartay Colaada Laascaanood (Sawirro)

Kulan ay maanta yeesheen golaha wasiirrada maamulka Somaliland uuna shir guddoominayay Madaxweynaha maamulka  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa looga hadlay inta badan xaalada...

Somaliland oo eedeymo adag u jeedisay danjiraha Mareykanka u fadhiya Somalia

Somaliland ayaa si adag ugu eedeeyeysay safiirka Maraykanka u fadhiya Somalia oo fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho inuu si cad indhaha meer-meero adeegsiga magaca Somaliland. War...

Qaabkii ay u shiri jireen Wasiirada Somaliland oo wax laga bedelay iyo Go’aano kasoo...

Golaha Wasiirada maamulka Somaliland ayaa wax ka bedelay goobtii iyo qaabkii ay u shiri jireen maalin walbo oo khamiis ah, si ay uga hortagaan...

Kiisas hor leh oo cudurka Caronavirus oo laga helay deegaanada Somaliland

Wasaarada caafimaadka iyo daryeelka maamulka Somaliland ayaa war ay soo saartay ku shaacisay in kiisas hor leh oo cudurka Caronavirus in laga helay magaalooyinka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs