(Akhriso) War-mutiyeed ka soo baxay shirkii Wasiirada Amniga dowlad goboleedyada

Wasiirada Amniga ee Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada dalka ayaa war-murtiyeedkan kasoo saarey kadib shir labo maalin socdey oo maanta Kismaayo lagu soo gabo-gabeeyey. Shirkan waxaa...

Axmed Madoobe oo eedeyn & digniin isugu daray Madaxda dowlada federaalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku eedeeyey dowladda Soomaaliya in aysan ku dhaqmeyn dastuurkii loogu tala galay in dalka lagu maamulo. Axmed...

Ciidamada AMISOM oo gaadiidkooda jiirsiiyey askari Soomaali ah

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM ayaa gaadiidkooda jiirsiiyey askari ka...

Shir goordhaw u furmay Wasiirada Amniga Maamul goboleedyada (Daawo Sawirada)

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG  maamulka Jubbaland waxaa goordhaw ka furmay Shirka Wadatashiga Wasiirada Amniga iyo Taliyaasha ciidamada Nabad sugida maamul goboleedyada dalka. Shirkan waxaa...

Askar ka hor timid Maamulka Axmed Madoobe oo dil & xabsi lagu xukumay (Daawo...

Maxkamada Ciidamada Jubbaland ayaa xukuno isugu jira dil iyo xabsi ku riday 13 askari oo ka tirsanaa ciidanka Maamulkaas kuwaasoo lagu eedeeyey iney ka...

Ciidamada Mareykanka oo duqeyn ka geystay koonfurta Somalia

Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya dowladda Soomaaliya ay weerar diyaarado loo adeegsaday ka fuliyeen gudaha dalka Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay taliska...

Madaxweyne Farmaajo oo la sheegay in 100 Kunteenar oo hub ah uu geeyay magaalada...

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu eedeeyay in inta badan hubkii loogu deeqay dowlada Soomaaliya uu u daabulay gobolka Gedo gaar...

Ciidamo ka dambeeyay Dagaal Kismaayo ka dhacay oo Maxkamad lasoo taagay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta Maxkamada ciidamada qalabka sida ee maamulka Jubbaland lasoo taagay 14-askari oo lagu eedeeyay in ay sabab u ahaayeen dagaalkii maalmo kahor ka...

Juballand oo digniin siisay Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Maamulkaas

Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa digniin ka soo saaray doorashada madaxweynaha cusub ee maamulkaas isagoo la hadlayey saraakiisha ciidamada ee ka...

Axmed Madoobe oo kulan la qaatay Wakiilada Q/M iyo Midowga Afrika ee Somalia (Daawo...

Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Kismaayo kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom iyo wakiilka Midowga...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs