Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

(Akhriso) War-mutiyeed ka soo baxay shirkii Wasiirada Amniga dowlad goboleedyada

Wasiirada Amniga ee Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada dalka ayaa war-murtiyeedkan kasoo saarey kadib shir labo maalin socdey oo maanta Kismaayo lagu soo gabo-gabeeyey.

Shirkan waxaa ka qeyb galay wasiirada amniga afar dowlad goboleed oo kala ah Jubbaland oo marti loo ahaa, Galmudug, Koonfur galbeed iy Puntland, iyadoo war murtiyeedka ay soo saareen uu u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Taliyihii shalay laga soo celiyey Kismaayo oo xilka kula wareegay Garbahaarey (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan Xasaasi ah la qaatay Madaxweyne Erdogan (Sawirro)

Cabdi Cade

(Daawo Sawirro) Burcad Mooto Bajaaj ku dhici jirtay shacabka oo laga soo qabtay Magaalada Muqdisho

Caydiid Ali
Taboola Ads ---