Friday, March 29, 2024

Guddiga xallinta Khilafaadka arrimaha Gobolka Gedo oo gaaray Kismaayo (Sawirro)

Kusimaha Madaxweynaha Jubbaland ahna Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa xarunta Madaxtooyada ku meelgaarka ee Jubbaland ku qaabilay Guddiga xallinta khilafaadka...

(Sawirro) Haweeney loo Magacaabay taliye saldhig Boolis & hadal heyn ka dhalatay

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jen. Xijaar ayaa haweeney qurbaha ka timid u magacaabay taliyaha saldhiga Booliska degmada Shibis ee gobolka Banaadir Baraha bulshada Soomaalida waxaa...

Ciidamada Jubbaland oo Diyaar garow ugu jira dagaal ka dhan ah Al Shabaab (Daawo...

Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa diyaar garow xoogan ugu jira duulaan ay ku qaadaan deegaano iyo degmooyin katirsan gobolka Jubbada Dhaxe ay maamulaan dagaalamayaasha Al...

Guddi labaad oo qaban qaabiya Doorashada Jubbaland oo la sameenayo

Qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa kasoo horjeestay sida ay wax u wadaan Guddiga doorashada Jubbaland uu magacaabay Madaxweynaha...

Khayre oo Kismaayo kaga qeyb galay Daahfurka Mashruuca ILED (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Dawlad gobaleedka Jubaland uga qayb galay munaasabadda Daah-furka Mashruuca Horumarinta Dhaqaalaha...

Madaxweynaha Jubbaland oo Dalacsiiyay Sargaalad Miski Maxamed Cali (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan safar shaqo ku jooga degmada Dhoobleey ayaa maanta la kulmay saraakiisha ciidanka Amniga. Kulanka ayaa...

Axmed Madoobe oo awood iyo Xeylad u adeegsanaya in mar kale noqdo Madaxweyne

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa la filayaa in dhawaan ka dhacdo doorasho shaki badan la galinayo , waxaana doorashada u...

(Sawirro) Axmed Madoobe oo la kulmay Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Federaalka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka ah kuwaasoo shalay gaaray...

Dowlad goboleedkii ugu horeeyey oo ka jawaabay qoraalkii Wasiir Beyle (Akhriso)

Wasiirka Maaliyada Dowlad Goboleedka Juballand ayaa ka hadlay qoraal shalay ka soo baxay Wasiirka Maaliyada dowlada federaalka Somalia C/raxmaan Ducaale Beyle oo looga dalbaday...

Cabdirashiid Janan iyo Senoter Fartaag oo abaabul xooggan ka wada gobolka Gedo

Gobolka Gedo dhawwaan waxaa gaaray Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wasiirkii hore ee amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan, kuwaa oo in muddo ah...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs