Monday, April 29, 2024

Lix Senator oo horey loo sii ogaa oo goordhaw kusoo baxay Doorashadii Galmudug

Waxaa goordhaw lasoo gaba gabeeyay doorashada Aqalka Sare ee Xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug ku dooranayeen Senatarada Aqalka Sare ku matalaya afarta sano ee soo...

Waqtigii loo qabtay in lagu soo gabagabeeyo Doorashada Kuraasta Garbaharaey oo fashil ku yimid

Waxaa maanta oo talaado ah ku eg mudo labo isbuuc ah oo guddiga doorashada heer dowlad goboleed Jubbaland ku shaaciyeen in lagu qabanayo doorashada...

Axmed Madoobe oo War kasoo saaray Doorashadii Aqalka Sare ee Kismaayo ka bilaabatay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmad Maxamed Islaam (Madoobe ) ayaa guul taariikhi ah ku tilmaamay doorashada Aqalka Sare ee maanta ka bilaabatay Kismaayo. Axmed Madoobe...

Jubbaland oo Kenya ka difaacday eedeyntii kaga timid Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Labada gole ee dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war-murtiyeed ka soo saaray fara galinta ay dawladda federaalka ka wado gobolka iyo xaaladda amni darro ee...

Waqti dheeraad ah oo lagu daray Diiwaan Galinta Musharaxiinta Madaxweynaha Jubbaland

Guddiga Doorashooyinka ee maamulka Jubbaland ayaa waqti kordhin u sameeyay xiliga diiwaangalinta Musharaxiinta xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo maanta oo sabti ah ku ekeyd. Qoraal...

Jubbaland oo shaacisay jadwalka doorashada 6 ka mid ah kuraasta Golaha shacabka

Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa Shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 6-kursi oo kamid ah 14-kii kursi ee la shaaciyay 13/12/2021. HOOS KA...

Ciidamada Danab oo Dilay Sargaal katirsanaa Al Shabaab iyo ilaalo badan uu watay

Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo garab ka helaya kuwa nabad sugida Jubbaland ayaa  deegaanka Turdho iyo deegaanada ku xeeran wabiga jinkiisa ee gobolka...

Xukun dil ah oo saakay goob fagaare ah lagula fuliyay Cabdiqaadir Faarax dhaqane

Maxkamadda dajajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay askari katirsanaa Ciidamada milatariga Soomaaliya, kaas oo qof...

Jubbaland oo Wareegto ka soo saartay amniga doorashada Madaxweynaha (Akhriso)

Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa magacaabay guddi hoosaad ka shaqeynaha sugida amniga doorashooyinka Madaxweynaha maamulkaas ee dhowaan la qaban doono. Xubnaha guddigan ayaa ka kooban saraakiil...

Axmed Madoobe oo Mahadcelin ugu tagay guddoomiyaha golaha shacabka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa salaan iyo Hambalyo ugu tagay Gudoomiyaha Cusub ee golaha shacabka BJFS Mudane Sheikh Aadan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs