Wednesday, May 8, 2024

Axmed Madoobe oo maalmo kadib ku laabtay Kismaayo laguna soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubaland kadib safar shaqo...

Ciidamada Dowlada oo Gacanta ku dhigay rag weerar culus ku qaaday

Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen duleedka degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo waxa ay kusoo qabteen labo nin oo lagu tuhmayo...

Labo Xildhibaan oo kamid noqonaya Gollaha Shacabka goordhaw lagu doortay Kismaayo

Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland lagu doortay labo xildhibaan oo kamid noqonaya xildhibaanada gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee...

C/raxmaan Dheere oo ka hadlay Kursigii loo diiday in uu u tartano oo Xildhibaan...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kahor istaagay in uu mar kale u tartamo kursiga xildhibaanimo uu ku fadhiyay Cabdiraxmaan Kulmiye...

Muxuu Farmaajo ka yiri doorashadii looga guuleystay ee ka dhacday Muqdisho?

Madaxweynaha Xafiiska jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey walaalkiis Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay xilka Madaxweynaha dalka...

Marxuum Gen. Darwiish oo lagu aasay Kismaayo iyo madax kala duwan oo ka qeyb...

Allaha u naxariistee Meydka Wasiirkii arrimaha gudaha Jubbaland Gen. Maxamed Warsame Darwiish ayaa maanta lagu aasay magaalada Kismaayo. Gen. Maxamed Warsame Darwiish ayaa maalmo ka...

Itoobiya oo dalkii Sadexaad ka iibisay koronto laga dhaliyey biyo xireenka webiga Nile

Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay inay billowday inay koronto u dhoofiso Kenya, sida uu dhigayo heshiis 25 sano ah oo u dhexeeya labada dal ee...

Al Shabaab oo Weerar qaraxyo ku bilowday saakay ku qaaday Saldhig ciidan

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday saldhig ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta Jubbaland kaga sugnaayeen deegaanka...

Gantaal khasaare nafeed geystay oo saaka ku dhacay gudaha dalka Masar & Israel oo..

Warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegtay in ugu yaraan lix qof ay ku dhaawacmeen kaddib markii gantaal ku dhacay magaalada loo tamashlaha tago ee Taba...

Milatariga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen Saraakiil katirsan Al Shabaab

Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ciidanka Milatariga Soomaaliya howlgalo ay ka sameeyeen deegaano kuyaala duleedka magaalada Kismaayo ku dileen xubno...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs