Sunday, April 28, 2024

Ahlu-Sunna oo shaacisay inuu burburay hreshiiskii ay la gashay dowlada Somalia (Akhriso)

War-saxaafadeed ka soo baxay Ahlu Sunna ayaa lagu sheegay inuu burburay heshiiskii ay la gaareen dowladda federaalka Somalia. Madaxa Xukuumada Galmudug ayaa sheegay in dowlada...

Jeneraal Galaal oo sheegay in xiisad dagaal ay ka jirto magaalada Dhuusomareeb

Magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto xiisad u dhaxeysa ciidanka dowlada federaalka ee dhawaan la wareegay...

War cusub oo laga soo saaray xiliga uu furmayo shirka dib u heshiisiinta Galmudug...

Odayaasha dhaqanka iyo bulshada magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta qado sharaf u sameeyay guddiga dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo ergada magaalada u timid inay ka qeyb galaan...

C/kaafi Maxamed Max’uud oo ka soo horjeestay xilka qaadis lagu sameeyey

Wasiirka Qorsheynta Galmudug Cabdikaafi Maxamed Max’uud ayaa ka soo horjeestay Wareegto xilka looga qaaday oo ka soo baxday madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Cabdikaafi...

C/raxmaan Baadiyow oo ka hadlay Khilaafka Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug

Waxaa soo shaac baxay in khilaaf xoogan uu ka dhax jiro xubnaha guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug , xili...

Xaaf oo xilka ka qaaday Wasiir Caqabad ku noqday Shirka Dib U heshiisiinta Galmudug

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xilka looga qaaday Wasiirkii wasaarada Qorshaynta maamulka Galmudug Cabdikaafi Maxamed Maxamuud. Madaxweyne Xaaf ayaa...

Diyaarado Ciidamo badan sida oo saakay ka degay garoonka Diyaaradaha Dhuusomareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in saakay labo diyaarad oo ciidamo gaar ah wada ay ka dageen garoonka...

Wasiir Ducaale oo booqday xerada tababarka ciidamada ee Har-qaboobe (Sawirro)

Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Abuukar Islaaw Ducaale oo maanta socdaal ku tegay magaalada Guriceel ayaa booqday xerada Har-qaboobe ee tababarku uga...

Beesha Habar Max’ed oo 4 qodob ka soo saartay kulan ka dhacay Dhuusamareeb

Qaar ka mid ah waxgaradka Beesha Habar Maxamed (Hilibi & Daguuro) oo ah curadka Beelweynta Murusade ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusomareeb, iyagoo...

Wasiirka amniga & Taliska Qeybta 21-aad ee Galmudug oo ka wada hadlay qorshe cusub

Wasiirka amniga gudaha XFS mudane Maxamed Abuukar Islow oo uu wehliyo wasiirka arrimaha gudaha, dib-u-heshiisiinta iyo federaalka, ayaa duleedka magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs