Saturday, May 4, 2024

Galmudug oo talaabo adag ka qaaday iskuul jabiyey awaamiirta ka hortagga Covid-19

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa ruqsadii kala noqotay iskuul ay sheegtay inuu jabiyey awaamiirta ka hortagga Covid-19. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarshada Galmudug ayaa lagu sheegay...

Galmudug oo go’aan adag ka soo saartay Odayaal Cadaado ka tagay oo galay Al-shabaab

Wasaaradda Amniga Gudaha ee maamulka Galmudug ayaa War Saxaafadeed ka soo saartay Odayaal Dhaqameedyo ka tirsan mid ka mid ah beelaha dega gobolada dhexe...

Saraakiil katirsan Milatariga Soomaaliya oo gaaray Deegaanka Bohol iyo Wadahadalo socda

Saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay gaareen deegaanka Bohol ee dhaca duleedka magaalada Dhuusomareeb, halkaas oo fariisin u ah...

Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug oo ka hadlay Xil ka qaadistii maanta lagu sameeyay!!

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir ayaa ka hadlay xil ka qaadis maanta Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulkaasi ku sameeyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal...

Maamul cusub oo loo magacabay Magaalada Dhuusamareeb (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye ayaa maamul cusub u magacaabay Degmada Dhuusamareeb oo ah caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Qoorqoor...

Madaxweyne Qoorqoor oo safar dhulka ah ku tegay Magaalada Cadaado (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa galabta soo gaaray Magaalada Cadaado Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa Madaxtooyada Cadaado ku soo dhoweeyay Maamulka degmada Cadaado iyo...

Degaano ka tirsan Somalia oo saaka laga tukaday Salaada Ciidul-adxaa

Qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Galgaduud ee hoos taga maamulkii Ahlu suna ee la midoobay Galmudug ayaa saaka maalintii 1-aad laga laga ciiday,...

Taageerada Dunidu u muujisay Galmudug iyo welwelka Mucaaradka Xariir miyaa ka dhexeeya?

Baarlamaanka labaad ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shalay soo af-meeray xilalka Dastuuriga ah ee la doorto, waxaana sidaas ku dhammeystirmay qorshihii ku dhawaad sannadka...

Ahlu Sunna oo Weerar ay khiyaano badan u adeegsatay ku leesay Ilaalada Saadaq Joon

Waxaa xalay saqdii dhaxe deegaanka Balli-Bire oo dhanka Waqooyi kaga beegan magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug ka dhacay dagaal xooggan oo dhax maray ciidamada...

Qorshe Muqdisho lagu keenayo Hogaanka Ahlu Sunna oo socda iyo Macalin Maxamuud oo…

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan shirar xasaasi ah oo ay leeyihiin Hogaanka sare ee...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs