Friday, January 21, 2022

Xiliga la qabanayo Xaflada caleemo saarka Madaxda cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

Guddiga qaban-qaabada Xaflada Caleemo-saarka Madaxda cusub ee Galmudugshaaciyay waqtiga la qabanayo Xaflada Caleemo-saarka Madaxda Galmudug. Yuusuf Garaad Cumar oo ah Guddoomiyaha Guddiga Xaflada Caleemo-saarka oo...

Ciidamada dowlada oo gacanta ku dhigay labo nin oo xalay dilal geestay

Ciidamada booliiska federaalka ee Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo xalay dil ka geestay deegaanka Habar-Cirir ee gobolka Galgaduud, ragan dilka geestay ayaana...

(Sawirro) Farmaajo oo la kulmay Guddiga isku dhafka ee ka baaraan-degga doorashooyinka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa warbixin...

Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay Garsoorayaal tiro badan (Akhriso Magacyada)

Wareegto goordhaw kasoo baxday Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa lagu  magacaabay Garsoorayaal cusub ay yeelanayaan maxkamadaha kala duwan...

Galmudug oo talaabo adag ka qaaday iskuul jabiyey awaamiirta ka hortagga Covid-19

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa ruqsadii kala noqotay iskuul ay sheegtay inuu jabiyey awaamiirta ka hortagga Covid-19. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarshada Galmudug ayaa lagu sheegay...

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddi cusub iyo shaqadooda oo la shaaciyay

Madaxweynaha  Galmudug Axmed Cabdi Kariye (Qoorqoor) ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada golaha Deegaanka ee Degmada Gaalkacyo ee xarunta...

Galmudug oo bilaabeysa Dagaal Rogaal celis ah una mahad celisay Siciid Deni (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid, ayaa shir guddoomiyey shirka Golaha Amniga oo looga arrinsaday dardargelinta sugida nabad-gelyada iyo xoreynta deegaanada kujira gacanta...

Guddigii loo saaray xal u helida dadkii lagu laayay Gaalkacyo oo War soo saaray...

Guddiyo Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed u saareen xal ka gaarista dadkii sida arxan darada ahaa dhawaan loogu laayay Koonfur magaalada Gaalkacyo...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo kulamo kawada Dhuuso Mareeb (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug kulan kula yeeshay qaar kamid...

Wasiir Caabi & Masuuliyiin kale oo dhagax dhigay balaarin lagu sameynayo Isbitaalka Gaalkacyo

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Mahad Caabi Ciise oo ay wehliyeen Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug, Maamulka Gobolka Mudug...

News in English

In Honor of the Founding Father Adan Adde, Farmajo Should Vacate...

History repeats itself. On July 1, 1960, Somalia became sovereign state described as unitary, democratic republic based on people’s representation, led by an exceptionally...

Xulka Allbanaadir