Wednesday, April 24, 2024

C/kariin Guuleed oo ka hadlay dagaalada ka soo cusboonaday gobolka Mudug

Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaal beeleedyada mar kale ka soo cusboonaaday degaano ka tirsan gobolka...

Xildhibaan Runta u sheegay Xaaf ” Hadii han siyaasadeed kaaga jiro Galmudug tartanka soo gal”

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay Koonfurta magaalada Gaalkacyo kaga dhawaaqay guddi uu sheegay in ay qaban qaabinayaan doorashada...

TOOS U DAAWO: Doorashada Gudoonka Baarlamanka Galmudug oo bilaabatay

Waxaa goor dhow ka bilaabatay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug doorashada gudoonka Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug. Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka waxaa u tartamaya labo Musharax oo...

Senator Dhagdheer ”Culimo Qoray sidata oo horumarka diideysa uma baahnin ”

Senatar Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) oo xalay ka hadlay munaasabad ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ayaa weerar afka ah ku qaaday Culimada Ahlu Sunna ee...

Qoor Qoor oo la kulmay Dhalinyaro ka qeyb qaadatay Olalihiisa (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa xalay Madaxtooyada KMG ee maamulka Galmudug kulan kula qaatay dhalinyaro kasoo jeeda deegaanada kala duwan...

(Daawo Sawirro) Burburka soo gaaray xeradii Inji ee ay ku jireen Masuuliyiintii Ahlu suna

Burbur xooggan ayaa soo gaaray Xerada Inji ee magaalada Dhuusamareeb oo ay ku dagaalamayeen muddo ka badan 24 saacadood ciidamada ahlu suna iyo kuwa...

(Sawirro) Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal oo Koonfurta Gaalkacyo u tegay qancinta Xaaf

Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamanka Somalia ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ka dib safar dhinaca dhulka ah oo ay kaga ambabaxeen magaalada...

Qoor-qoor & xubno ka tirsan Wasiiradiisa oo galabta booqday xeebta Hobyo (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ay wehliyaan qaar ka mid ah golihiisa Wasiiradda ayaa galabta booqday xeebta Magaalada Hobyo. Qoorqoor ayaa waqti...

Wasiir Fiqi & taliyeyaal ciidan oo la hadlay Maleeshiyaad loo diyaariyey dagaalka Al-Shabaab (Sawirro)

Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Galmudug Axmed M. Fiqi iyo Saraakiil uu hoggaaminayey oo ay ka mid ahaayeen taliyaha Qeybta 21aad ee ciidanka XDS S/Guuto...

Deni & Qoor qoor oo War-Murtiyeed ka soo saaray xalinta Khilaafka doorashada (Akhriso)

Madaxweynayaasha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa War Murtiyeed ka soo saaray Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs