Tuesday, April 16, 2024

Maleeshiyaadkii ku dagaalami jiray Marka oo Xabadka is galiyay iyo Farmaajo oo la hadlay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay dhallinyaro qayb ka ahaa colaaddii sokeeye ee ka jirtay magaalada Marka ayaa sheegay...

Al Shabaab oo sheegtay in xalay dileen 15-askari oo katirsan ciidamada AMISOM

War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in ay dileen ciidamo badan oo katirsan AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda, kadib...

Daawo Sawirada: Booqashadii Madaxweyne Farmaajo ku tagay magaalada Marka

Madaxweyaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shableeha Hoose. Farmaajo iyo...

Dowlada Somalia oo shixnad Daawo ah ka dejisay Magaalada Baydhabo (Daawo Sawrro)

Wasiirka Tamarka iyo khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi la socday ayaa deeq Daawo ah gaarsiiyey magaalada Baydhabo oo shalay Al-Shabaab ay labo...

Guddoomiyaha Sh/hoose oo dhaliilay booqashada Farmaajo ku tegay Magaalada Marko

Guddoomiyaha gobolka Sh/Hoose Maxamed Ibraahim Xasan ayaa dhaliilay booqashada Madaxweynaha Somalia uu tagay magaalada Marko, isagoo xusay inaan lagu soo wargelin. Wuxuu sheegay Maxamed Ibraahim...

Madaxweyne Farmaajo oo goor dhow gaaray Magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow gaaray magaalada Marko-cadey ee gobolka Sh/hoose. Waxaa madaxweynaha safarka ku wehliya, Wasiiro, saraakiisha iyo abaanduulayaasha ciidamada qalabka...

Dhimashada qaraxyadii Baydhabo oo sii kordheysa & Mukhtaar Roobow oo.. (Daawo Sawirro)

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo waxaa sii kordheysa tirada dadka ku naf waayey qaraxyadii xalay maqribkii ka dhacay magaaladaas. Sida ay...

Al-Shabaab oo sheegatay qaraxyadii Baydhabo iyo tirada dhimashada oo korortay

Xarakada Al-shabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegatay mas'uuliyadda qaraxyo ismiidaamin ah ah oo caawa maqribkii ka dhacay magaalada Baydhabo. Al-Shabaab waxay sheegtay in...

Wararkii ugu dambeeyey qaraxyadii Baydhabo & khasaare xooggan oo ka dhashay (Sawirro)

Ugu yaraan 11 ruux oo shacab ah ayaa la soo sheegayaa iney ku dhinteen, qaar kale oo badana ku dhaawacmeen qaraxyo xoogan oo caawa...

Wasiir eedeymo kulul u jeediyey ciidanka Kumandoska Somalia ee Danab

Wasiirka warfaafinta ee maamulka Koofur galbeed, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa si kulul u cambaareeyey dil habeen hore ciidamada kumandoska Somalia ugu geysteen degmada...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs