Thursday, April 25, 2024

Xildhibaan Aadan Madoobe oo ka digay arrin halis ah oo laga damacsan yahay doorashada...

Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa ka hadlay khilaafka la sheegay inuu hareeyay guddiga doorashada Koofur Galbeed. Khilaafka ka...

Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo mar kale dib u dhacday (Akhriso Jadwal cusub)

Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu waday in 28-ka bishan ka dhacdo magaalada Baydhabo ayaa mar kale dib loo dhigay, kadib cadaadis...

Dowlada oo wada Qorshe ay Sadex Musharax uga reebeyso Doorashada Koonfur Galbeed (Akhriso Magacyada)

Warar saacadihii lasoo dhaafay soo xoogeesanayay ayaa sheegaya in dowlada Federaalka Soomaaliya ay cadaadis xoogan ku saareyso guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed in doorashada...

Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lasoo saaray (Akhriso)

Guddiga doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la filayo in ay dhacdo 28-ka...

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo la dhameestiray (Magacyo iyo Sawirro)

Waxaa maanta la dhameestiray Guddiga doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya , kadib markii dhawaan ay is casileen xubno kamid ahaa guddigii horey loo...

Xiliga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Waxaa dib u dhac ku yimid xiligii horey loo qorsheeyay in ay ku dhacdo doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kadib markii ay is...

Taliska Booliska K/Galbeed oo amar culus ka soo saaray Magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Booliska K/Galbeed Col. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa soo saaray digniin ku socota Ciidamada amniga ee ku sugan Baydhabo. Col.Mahad ayaa amar ku siiyey...

Musharaxiin uu ku jiro Abuu Mansuur oo maanta la kulmay Rai Zenenga (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya kulan ku yeeshay qaar kamid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo...

Wasiirada maamulka Koonfur Galbeed oo kulan deg deg ah yeeshay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed kulan deg deg ah ku yeeshay Golaha Wasiirada maamulkaasi, waxaana shirka Gudoominayay ku...

Qaramada Midoobey oo Warbixin ka soo saartey Dhacadii Bariire

Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobey iyagoo gacan ka heleysa Cilmi baarayaal iyo Hayadaha u dooda Xuquuqda aadanaha ayaa lagu sheegay iney hoos u...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs