Monday, April 29, 2024

Madaxweyne Laftagareen oo Cafis u fidiyay Maxaabiis kana bixiyay lacago lagu lahaa (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey qaar kamid ah maxaabiista ku jirtay xabsiga dhexe ee...

Hotel ku yaalla degmada Baraawe oo la weeraray iyo Al-Shabaab oo sheegatay

Iska horimaad culus ayaa xalay ka dhacay degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada ee halkaas ku sugan iyo dabley ka tirsan...

Ciidamo Soomaali iyo Maraykan isugu jira oo xalay Sh/hoose ku dilay wadaad caan ah

Ciidamo Somali iyo ajnabi ah ayaa gurigiisa ku weerraray kuna dilayn Sheekh caan ka ahaa degmada Wanla-weyn ee Gobolka Sh/Hoose sida ay sheegayaan wararka...

Abuu Mansuur oo qaatay Shahaadada Musharaxnimo ee Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashada ee Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa bilaabay diiwaangalinta Musharaxiinta u taagan doorashada xilka Madaxweynaha maamulkaasi . Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur...

Dowlada Somalia oo ku fashilantay iney Mukhtaar Roobow ka reebto doorashada KG (Daawo sawirro)

Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur galbeed ayaa maanta ka bilaabay magaalada Baydhabo diiwaan gelinta musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha cusub ee maamulkaas. Musharaxiin dhowr ah oo...

Shacab careysan oo maalintii labaad Rabshado ka dhigaya Baydhabo (Daawo Sawirro)

Rabshado looga soo horjeedo xariga dowlada federaalku u geysatay mukhtaar Roobow abuu Mansuur ayaa saaka maalintii labaad ka socda magaalada Baydhabo. Mukhtaar Roobow oo ka...

Guddi xaqiiqo raadin ah oo loo saaray qalalaasihii ka dhacay Baydhabo (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa magacaabay Guddi xaqiiqo raadin ah oo baaraya shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada Baydhabo ee doorashadii ka...

Daawo Sawirada: Bur bur ka dhashay Duqeyn Diyaarado dagaal ka geesteen Janaale

Waxaa habeen hore weerar isugu jiray cir iyo dhul deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose ku qaaday ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya iyo ciidamo kale...

Xiliga loo tartamayo kursigii uu baneeyey Madaxweyne Laftagareen oo la shaaciyey

Doorashada qaar ka mid ah Kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka baarlamanka Somalia ayaa lagu qabanayaa magaalada Baydhabo sida uu shaaciyey guddiga madaxa banaan ee...

Siyaasi hore oo ka mid noqday dad saaka lagu dilay duleedka Baydhabo

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Magaalada Baydhabo falal kala duwan oo lagu dilay 5 qof ayaa ka dhacay duleedka Magaaladaasi, markii kooxo hubeysan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs