Gudoomiye Barnaamij “Madaxda Hirshabelle dhamaantood waxay xarun ka dhigteen Muqdisho”
Gudoomiyaha Golaha Badbaadda Hirshabeelle Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan (Barnaamij) ayaa dhaliilay kulan ay Muqdisho ku yeesheen Madaxda Sare ee Hirshabeelle iyo Gudi Xildhibaano ah oo...