Wasiir u tartamaya doorashada kursi ka banaan golaha shacabka oo lagu qabanayo Puntland
Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey in la qabanayo doorasho lagu buuxinayo kursi ka banaan Golaha shacabka oo deegaan doorashadiisa tahay Puntland. Xildhibaan...