Tuesday, May 21, 2024

Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Wasiirka Gaashaandhiga Somalia & Brig. General Pietro Addis?

Wasiirka cusub ee Wasaaradda gaashaandhiga Xasan Cali Maxamed Brig. Jen.  Pietro Addis oo ah taliyaha xafiiska howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa kulan ku...

Al-shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii isku qarxiyey degaanka Baar-sanguuni

Al-shabaab ayaa warbaahinta taageerta waxay ku shacisay magaca iyo qabiilka uu ka soo jeedo dagaalyahan kooxdaas ka tirsanaa oo maalmo ka hor isku qarxiyey...

Maxaa ka jira in Al-Shabaab 80 dagaalyahan looga dilay howlgalo ka dhacay gobolka Hiiraan?

Taliyaha Guutada 52aad ee Ciidamada Xoogga dalka ee gobolka Hiiraan ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal ciidamada dowladdu ka sameeyeen qeybo ka mid ah gobolkaas. Jen....

Akhriso: Qodobada heshiis ay kala saxiixdeen Madaxweyne Trump & dhigiisa Kim John-un (Sawirro)

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo kulan taariikhi ah ku yeeshay dalka Singapore  ayaa qalinka ku duugay heshiis nabadeed. Arrintaas ayaana lagu...

Dowlad kale oo aqbashay markab siday muhaajiriin Talyaaniga u diiday dalkiisa (Daawo Sawirro)

Dowladda Spain ayaa aqbashay in markabkii siday muhaajiriin gaaraya 629 qof kadib markii Talyaniga iyo jasiiradda Malta ay diideen in markabka uu ku soo...

Xaalada adag oo saaka mar kale ka aloosan jidadka Muqdisho & shacabka oo qadiyaan...

Ciidamada amniga dowlada Somalia ayaa saaka mar kale xiray wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, iyagoo joojiyey isu socodka gaadiidka. Ciidamada xiray Wadadda Maka Al-Mukarama...

Shil ay ku naf waayeen ku dhowaad toban ruux oo ka dhacay webiga Shabelle

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya doon ay saarnaayeen ku dhawaad 20 qof oo xalay rogmatay Wabiga Shabeelle ee mara gobolka Shabeellaha hoose. Doontan...

Daawo Sawirada: Madaxweyne Trump iyo Kim John Un oo markii ugu horeesay kulmay

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaa ku kulmay dalka Singapore, kaddibna is-gacan qaaday. Kulankan ayaa noqonaya kii ugu horreeyey ee labada...

Madaxweyne Waare Oo La Kulmay Saraakiil Sare Sare Oo Ka Tirsan Ciidamada Qalabka Sida...

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho Afur iyo Casho Sharaf Ugu Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Saraakiisha, iyo Sareeyeyaasha Ciidamada Qalabka...

(Daawo Sawirro) Axmed Madoobe oo booqday xarunta cusub ee ciidanka Nabad Sugida Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday xarun Cusub oo loo dhisayo Hay'ada nabadsugida iyo sirdoonka Jubbaland. Xaruntan ayaa hada dhamaystirkeedu uu...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs