Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed wuxuu Gobolka Banaadir u gaystay dhaawacyo siyaasadeed oo ay ilaa maanta ka soo waaqsan la’dahay. Isaga ayaana horseeday seddax caqabadood oo...
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Hay’adaha Maaliyadda Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF, shirkan...
Guul-darrada ay Hindiya ka wajahday Pakistan , waxay ka imaanaysay khaladaad farsamo iyo sirdoon, tani waa wax inoogu baahan si caqligal ah in loo fallanqeeyo,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi Waxaay...
Xamaas oo ku dhawaaqday in ay sii daynayso maxbuuska Eidan Alexander taasoo ka qayb ah dadaalada loogu jiro xabbad joojin kadib markii xiriiro ay dhexmareen...
Hawlgalka Nabad-ilaalinta iyo Xasilinta ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), oo beddelay hawlgalkii hore ee ATMIS, ayaa wajahaya caqabado dhaqaale oo halis ah. Hawlgalka ayaa...