Dowladda Mareykanka ayaa xabsiga dhigtay maxkamadna soo taagtay, nin dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay in uu qorsheeyay in uu gubo safaaradda dowladda Mareykanka ku leedahay...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uusan la dhacsaneyn dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, ka dib markii uu duqeyn ballaaran oo dhanka cirka ah ku...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dembiyada culus ee Puntland qaybteeda gobolada Mudug iyo Cayn ayaa xukumo kala duwan ku riddey rag ku eedaysan la shaqaynta...
Fadeexad ayaa ka taagan dawooyin shalay Gudoomiyaha heyadda Maareynta musiibooyinka ee DF ay ka geysay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan kaasoo loogu talo galay xoogaga...
Dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa muujiyay niyad jab xooggan oo ay ka qabaan maalgelin la’aanta howlgalka xasillinta Soomaaliya, iyagoo dalbaday in la bixiyo $93.8...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowladda Hirshabelle waxay si rasmi ah u shaacisay in ay jartay xiriirkii wada-shaqeyneed ee kala dhexeeyay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta...