War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in ciidamada amaanka goordhaw meel ku dhaw daarta Saybiyaano ee degmada Hodan ku toogteen rag hubeesan...
Diyaarado nuuca aan duuliyaha laheyn ayaa lagu weeraray goob uu khudbad ka jeedinayay Madaxweynaha dalka Venezuela, Nicolas Maduro, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro dhaawacyo u...
Madaafiic ayaa caawa xoogaga Al-Shabaab  waxay ku weerareen xaafado ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Warka...
Kooxo hubeysan ayaa caawa askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ku dhex dilay degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho gaar ahaan masjid ku yaalla Agagaarka...