Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay weerarradii ugu dambeeyay ee lagu qaaday kaabayaasha iyo xarumaha rayidka ee magaalooyinka Kassala iyo Port Sudan ee...
Waxaa maanta xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaar kamid ah madaxda...
Ciidamo katirsan maamulka Puntland, oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa lagu soo warramayaa in ay isaga soo baxeen farumaha hore ee dagaalka, gaar ahaan difaacyadii...