Muungaab oo amar siiyay guddoomiyaasha degmooyinka G/Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo looga...