Puntland oo ka hadashay Sababta Gaalkacyo loogu xiray odayaal kasoo jeeda Koonfur Galbeed
Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada ee Soomaalida siweyn loogaga hadlayey shaqsiyaad ka soo jeeda deegaamada maamulka Koonfur Galbeed oo lagu xiray gudaha Magaalada...