Guddoomiye Muungaab oo furay imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Dhaxe
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Dhexe oo ay u fadhiisteen...